Deg Deg Ciidamada Xoogga dalka oo Bariire ku laayay Maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab.

Ciidanka Xoogga dalka ayaa In ka badan 20 ka tirsan argagixisada Alshabaab ku dilay duleedka Deegaanka Bariirre ee gobolka Shabeelaha hoose kadib markii maleeshiyadu isku dayeen in ay weeraraan saldhig ciidanku ku leeyihiin halkaas. General Odawaa Yuusuf Raagge Taliyaha ciidanka dhulka Xoogga dalka ayaa warbaahinta qaranka More...

by Ruqiyo Maax | Published 14 hours ago
By Ruqiyo Maax On Sunday, August 18th, 2019
0 Comments

Madaxweynaha JFS iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Jabuuti.”Sawirro”.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee Caasimadda dalka aan walaalaha nahay More...

By Ruqiyo Maax On Sunday, August 18th, 2019
0 Comments

Ol’olaha Isxilqaan ee uu ku dhawaaqay Madaxweyne Farmaajo oo ku fiday Gobolada Dalka.

Ol’olaha Isxil-qaan ee uu ku dhawaaqay Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kusii fidiya gobolada dalka. Degmada Cabudwaaq eeGobolka More...

By Ruqiyo Maax On Sunday, August 18th, 2019
0 Comments

Aragtida Dastuurka KMG ee Maaraynta Murannada Federaalka

Gogoldhig Dastuurka Soomaaliya ee sida KMG loo ansixiyay 1/8/2012, wuxuu qeexayaa in Soomaaliya ay qaadatay Nidaamka Federaalka Halkaasna looga guuray Nimaadkii Dowladda mideysan (Unitary State) ee Soomaaliya More...

By Ruqiyo Maax On Sunday, August 18th, 2019
0 Comments

Howlgalkii naf hurnimo ee soo celiyay Rajadii Shacabka Awdheegle(Warbixin+sawiro)

Isbedelada iyo ififaalooyin jawi farxadeed ku dheehan ayaa u soo bidhaamaya bulshada ku dhaqan Deegaannada Al-shabaab laga qabsaday dhowaantaan,waxaana muuqatanaysaa in haatan ay ka More...

By Ruqiyo Maax On Sunday, August 18th, 2019
0 Comments

Gudoomiye Najax oo Hay’adaha Gargaarka kala Hadley sidii gargaar loo gaarsiin lahaa Aw-dheegle.

Gudoomiyaha gobalka Shabeelaha Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax oo la Hadley warbaahinta qaranka ayaa sheegey inuu maanta kulan la qaatey hay’adaha samafal iyo beesha Caalamka Kulanka More...

By Ruqiyo Maax On Sunday, August 18th, 2019
0 Comments

Madaxweyne Farmaajo iyo Wefdi uu Hugaaminaayo oo Goor Dhow u Amba baxay Dalka Jabuuti.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay magaalada Jabuuti ee Caasimadda dalka aan walaalaha nahay More...

By Ruqiyo Maax On Sunday, August 18th, 2019
0 Comments

Maxakamadda Sare ee Ciidanka Qalabka Sida qeybta 60-aad oo ayidday xukun dil ah oo lagu riday gacan ku dhiigle C/raxmaan Cali Xasan (Sugow)

Maxkamadda Sarre ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliyeed oo u fariisatay dhageysiga kiiska rag dilal kaladuwan ku eedeysnaa kadib racfaan ay ka qaateen Maxkamadda Ciidamada qeybteeda More...

By Ruqiyo Maax On Sunday, August 18th, 2019
0 Comments

Wasiirka Warfaafinta DFS oo daahfuray shir wada tashi ah oo ay qeyb ka yihiin Warfaafinta  dowlad goboleedyada+Sawirro

Shirkaan oo ay ka qeyb galayaan wasiirrada Warfafinta ee dowlad-goboleedyada Galmudug, Hirshabelle, Koofur Galbeed iyo Puntland, iyo wakiillo ka socda gobolka Banaadir iyo warbaahinta gaarka loo leeyahy, waxaa More...

By Ruqiyo Maax On Sunday, August 18th, 2019
0 Comments

Wasiirka Warfaafinta XFS oo Muqdisho ka furay Shirka wadatashiga Wasaaradaha Warfaafinta heer federaal iyo heer Dowlad goboleed.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa si rasmi ah magaalada Muqdisho uga furay shirka Wadatashiga Wasiirrada Warfaafinta More...