Tartamayaasha Yaaqshiid oo caawa u soo gudbay wareegga 2aad ee tartanka

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii 9-aad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka Qaranka, lagana dhageysto Idaacadda Radio Muqdisho waxaa caawa kulankiisa tobnaad ee wareegga koowaad ku tartamay Degmooyinka Yaaqshiid iyo Deyniile oo ka wada tirsan Gobolka More...

by Ruqiyo Maax | Published 6 days ago
By Ruqiyo Maax On Thursday, May 16th, 2019
0 Comments

Wargelin ku socoto Akhristayaasha Warbaahinta Qaranka

Waxaan akhristayaasheenna sharafta leh ku wargelineynaa in Website yada Warbaahinta Qaranka ee kala ah Radio Muqdisho iyo SONNA laga qaban doono shaqo lagu ballaarinayo si aan u kordhino More...

By Ruqiyo Maax On Thursday, May 16th, 2019
0 Comments

Wasaaradda Qorsheynta Soomaaliya oo soo saartay warbixin bileedka tusaha sicirka Badeecadaha

Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaallaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay warbixin bileedka tusaha Sicirka Badeecadaha.   Halkaan hoose ka Akhriso More...

By Ruqiyo Maax On Thursday, May 16th, 2019
0 Comments

Safarada Somaliyeed ee Wadanka Malaysia oo Deeq Raashin Ah ugu deeqday Qoysas Qaxooti ku ah Wadanka Malaysia “SAWIRRO”

Safiirka Safaaradda Soomaaliya ee Wadanka Malaysia Danjire Abuukar Cabdi Cismaan “Mardaadi” oo u wehliyo Xoghayaha saddexaad Mudane Aweys Abshir Diiriye iyo qaar ka mid ah howlwadeenada More...

By Ruqiyo Maax On Thursday, May 16th, 2019
0 Comments

Ciidamada Dowladda oo soo qabtay dhagarqabe ka tirsan Argagixisada Al-Shabaab

Ciidammada Amniga ayaa gacanta ku dhigay eedaysane lagu tuhmayo in uu ka tirsan yahay argagixisada Al-Shabaab oo walxaha qarxa ku xiray gaari uu lahaa qof shacab ah oo yaallay waddada More...

By Ruqiyo Maax On Thursday, May 16th, 2019
0 Comments

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo soo saaray go’aanno ku saabsan Dhoofinta Dhuxusha

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa maanta soo saaray War-saxaafadeed ku Saabsan soo Saaridda iyo Dhoofinta Dhuxusha.   War saxaafadeedku waxa uu u qoraa sidan:-  Soo More...

By Ruqiyo Maax On Thursday, May 16th, 2019
0 Comments

Mashaariic horumarineed oo ka socota degmada Buula-burde ee Hiiraan

Kormeerkan oo uu Guddoomiyaha Degmada Bulla-Burde ee Gobolka Hiiraan Cabdi-casiis Daahir Durow  ku tagay Dhismayaasha Mashaariicda Horumarineed ee ka socda Degmada Bulla Barrde ayaa More...

By Ruqiyo Maax On Thursday, May 16th, 2019
0 Comments

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda oo qaabilay Wakiilka cusub ee Hey’adda UNICEF u qaabilsan Soomaaliya

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdulqaadir Axmed-kheyr Cabdi, ayaa shalay  qaabilay xafiiskiisa Wakiilka cusub ee Hey’adda Qaramada Midoobey ee More...

By Ruqiyo Maax On Thursday, May 16th, 2019
0 Comments

Madaxweyne Farmaajo “Dadaalkoodu waxa uu ku hirgalay waa qabyaaladda ay ka fogaayeen iyo sida ay u aaminsanaayeen midnimada.”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ubax dhigay taallada SYL ee magaalada Muqdisho oo lagu maamuusayo dhallinyaradii 13-ka ahaa More...

By Ruqiyo Maax On Wednesday, May 15th, 2019
0 Comments

TOOS U DAAWO XUSKA 15 MAY MAALINTA DHALLINYARADA SOOMAALIYEED

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa xuska maalinta dhallinyarada Soomaaliyeed oo ka socoto Muqdisho, kaasi oo ay ka qeyb galeen Madaxda ugu sareysa More...