Ruqiyo Maax

This user hasn't shared any profile information

By Ruqiyo Maax On Monday, August 19th, 2019
0 Comments

Warsaxaafadeed: Wasiirka Maareeye oo bogaadiyay Guulaha isdaba jooga ah ee ciidanka Xoogga dalka.

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska JFS, Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, oo ku hadlaya magaca Madaxwaynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya, kan Raysal Wasaaraha iyo More...

By Ruqiyo Maax On Monday, August 19th, 2019
0 Comments

Madaxweynaha JFS oo kulan la qaatay dhigiisa Jabuuti.

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta magaalada Jabuuti ku yeeshay wadahadallo miradhal More...

By Ruqiyo Maax On Monday, August 19th, 2019
0 Comments

Shirka Wasiirada Warfaafinta DFS iyo Dowlad goboleedyada oo maanta lagu casuumay Bulshada rayidka+Sawirro

Waxaa maalintii labaad galay shirka wadatashiga Wasiirrada warfaafinta federaalka iyo dowlad-goboleedyada ee shalay ka furmay Muqdisho. Kulanka maanta waxaa lagu casuumay madaxda warbaahinta More...

By Ruqiyo Maax On Monday, August 19th, 2019
0 Comments

Yugaandha: 10-qof oo ku dhimatay qarax ka dhashey Gaari siday shidaal.

Ugu yaraan 10-ruux ayaa ku dhimatay galbeedka dalka Yugaandha,ka dib markii uu qarxay uu k adashey gaari siday shidaal oo ku dhacay sadex gaari oo kale. Boliiska dalkaasi ayaa war More...

By Ruqiyo Maax On Monday, August 19th, 2019
0 Comments

Wasiir Fowsiyo Maxamed Sheekh oo Baydhabo ka furaysa shir u dhexeeya wasaaradaha Tamarta Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed+sawirro

Wafdi ay hoggaaminayso wasiirka wasaaradda Tamarta iyo kheyraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Fowsiya Maxamed Sheekh oo gaartay magaalada Baydhabo ayaa siweyn loogu More...

By Ruqiyo Maax On Monday, August 19th, 2019
0 Comments

Maxkamadda Ciidamadda qalabka sida oo Xukuno ku ruday Shaqsiyaad horay dilal u geystay.

Yaasiin Maxamed Aadan oo ka tirsanaa Boliiska Konfur galbeed oo racfaan ka qaatay xukun Maxkamadda darajada 1aad ku riday ayay maxkamada sare Dil ku xukuntay saaka Magaaladda Baydhabo. Yaasiin More...

By Ruqiyo Maax On Monday, August 19th, 2019
0 Comments

Warsaxaafadeed: Shirka Wasiirada Warfaafinta DFS iyo Dowlad goboleedyada.

Wasaaradaha Warfaafinta Dowladda Federaalka iyo Dowlad-Goboleedyada Soomaaliya, ayaa shir wada-tashi ah ku yeeshay magaallada Muqdosho kaas oo looga hadlay iskaashiga labada heer eewasaaradaha More...

By Ruqiyo Maax On Monday, August 19th, 2019
0 Comments

Warsaxaafadeed: Shirka Wasiirada Warfaafinta DFS iyo Dowlad goboleedyada

Wasaaradaha Warfaafinta Dowladda Federaalka iyo Dowlad-Goboleedyada Soomaaliya, ayaa shir wada-tashi ah ku yeeshay magaallada Muqdosho kaas oo looga hadlay iskaashiga labada heer eewasaaradaha gaar ahaan dhanka More...

By Ruqiyo Maax On Monday, August 19th, 2019
0 Comments

Wasiirka Amniga XFS oo Bogaadiyay Dadaallada Dib-u-heshiisiinta Galmudug”Sawirro”

Wasiirka Amniga xukuumadda federaalka Soomaaliya Xildhibaan Mamxamed Abuukar Islaaw oo shalay soo gaaray magaalada Dhuusamareeb ayaa xalay waxa uu kulan la qaatay saraakiisha laamaha More...

By Ruqiyo Maax On Monday, August 19th, 2019
0 Comments

Xaaladda Barriire oo dagan saaka kadib markii lagu laayey Maleeshiyaad ka tirsan Shabaab oo isku dayey inay Wareerar

Xaaladda magaalada Barriire ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa dagan kadib markii xalay halkaas isku dayeen inay weeraraan Maleeshiyaadka Al Shabaab. Ciidanka Xoogga dalka ayaa Maleeshiyaadkii More...