Published On: Thu, May 16th, 2019

Wargelin ku socoto Akhristayaasha Warbaahinta Qaranka



Waxaan akhristayaasheenna sharafta leh ku wargelineynaa in Website yada Warbaahinta Qaranka ee kala ah Radio Muqdisho iyo SONNA laga qaban doono shaqo lagu ballaarinayo si aan u kordhino adeegga aan idiin heyno taasi oo saacado qaadan doonto islamarkaana ay labada bog hawada ka maqnaan doonaan mudo Shan Saac ah oo ka bilaabaneysa 12:00AM xiliga Muqdisho.

 

Mahadsanidiin

 

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>