Published On: Mon, Dec 19th, 2016

SWEDEN: Xog-warranka Gabadh Laba Sannadood Kiristaan Ahayd Oo Toobad-keentay, Tirada Qoysaska Soomaalida Ah Ee Gaaloobay & Tabaha Looga Saaray Diinta

Waxa sii kordhaya Dedaallada Dadka Muslimiinta ah ee Soomaalidu ka mid tahay Diintooda Islaamka lagaga saarayo isla-markaana lagaga dhigayo Dad Masixiyiin ah oo haysta Diinta Gaalada.

Soomaali badan oo Qoxootinimo ku tagay Dalalka Qaaradda Yurub, ayaa Diintii Islaamka ee ay ku dhasheen ka baxay oo noqday Masixiyiin Qoorta ku xidhan Mucatabka ama Siliska ay ka laalaaddo Calaamadda isku-tallaabta ah ee Masixiiyiinta.

Halkaan ka Daawo






About the Author

-

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>